Friday, September 22, 2017
DAAWO: Maddaalo nafhurid ah
DAAWO: Maddaalo nafhurid ah
DAAWO: Madaddaalo waalli ah.
Madaddaalo waalli ah
Bees attack NASA, Jubilee supporters at the supreme court
Bees attack NASA, Jubilee supporters at the supreme court
Dhalinyaro ka soo carareysa deeganno ballaaran oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Sabab?
Ceel Dheer (Caasimada Online)-Barakac dhallinyaro oo aad u ballaaran ayaa ka soconaya deegaanno ay ka mid yihiin degmada Ceel dheer, Galcad, Gal-Libaax, Bud Bud, Masagawaay, Ceel Hareeri, Meexaan, Cali Afrax, Cows Weyne, Cali Yabaal, Maraayga Soddonka, Maraay Suuley, Tixle, Bargaan, Jacar, Galhareeri iyo Deegaano kale oo fara badan.
Barakacan ayaa billowday kadib markii uu ammar kasoo baxay xarakada Al Shabaab oo ka dalbaday Odayaasha Beelaha iney kusoo wareejiyaan dhallinyarada da’doodu u dhaxeyso 13-16 ilaa 25 sano jirada, kuwaas oo la sheeshey in loo furi doono tababar si ay ugu qeyb qaataan dagaalada ay kooxdu ku jirto.
Waxaa lagu soo waramayaa in magaalada Muqdiaho ay kusoo qul qulayaan dhallinyaro aad u badan oo eheladoodu kala soo cararay in caruurtooda loo adeegsado dagaallo, lagu abuuro fikradaha Al Shabaab oo ku saleysan mayal adeegga.
Sidoo kale xaralada Al Shabaab waxa ay codsadeen in lacago fara badan usoo uruuriyaan wax ay ku sheegeen mujaahidiinta, waxaana Odayaasha beelaha la faray in si deg deg usoo uruuriyan lacagahaas.
Nabaddoon magaciisa diiday ayaa Warfaafiye u xaqiijiyay in Al Shabaab ka war heleen barakaca dhallinyarada ku qulqulaya Magaalada kaddibna qoys kasta lagu war geliyay in caruurtooda dib usoo celiyaan haddii kale xoolahoodu la wareegi doonaan.
Muran badan ayaa ka taagan dhallinyaro dib loo celin rabay markii ay Xamar yimaadeen kuwaas oo soo dalbaday waalidkood kaddib markii ay hanjabaad adag uga timid kooxda Al shabaab.
Dowladda Federaalka ayaan ku baraarugsaneyn falkan barakaca ah oo dhallinyaro badan mustaqbalkoodu halista ku jiro.
Habkii ay Hay`adda Billgates u gaarsiisay deeqda halka milyan ah dadkii Soomaaliyeed oo ay abaaruhu wayeelleeyeen.
Habkii ay Hay`adda Billgates u gaarsiisay deeqda halka milyan ah dadkii Soomaaliyeed oo ay abaaruhu wayeelleeyeen.
Uhuru Kenyatta’’ Maxkamada sare ee dalka waxaa ay ku kacday Inqilaab

Jimco, September, 22, 2017 (HOL) –Madaxweynaha talada haya ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku tilmaamay go’aankii maxkamadda sare ee lagu laalayay doorashadii madaxtinimada dalkaas Iqilaab ama afganbi lagula kacay dalka Kenya.
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii madaxtinimada ee dalkaasi ka dhacday, kaddib markii siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ugu weyn dalkaa dacwad u gudbiyeen maxkamadda.
Guddiga doorashada ayaa hadda dib u dhigay waqtigii loo asteeyay in ay dhacdo doorashda ku celiska ah oo ku beegneyd 17 bisha October ee nagu soo foolka leh, waxaana uu guddigu sheegay in doorashada dib loo dhigay ilaa 26ka October.
Madaxweyne Uhuru ayaa yiri ' Waxaa dalkan inqilaab ka sameeyey afar qof oo maxkamada sare jooga .
Laakiin go’aankan markii uu soo baxay waxaa dhinacooda soo dhaweeyay siyaasiyiinta mucaaradka gaar ahaan Raila Odinga oo ah shaqsiga siyaasad ahaan ay sida weyn isaga soo horjeedaan Uhuru Kenyatta, lana filayo in uu kursiga kula tartamo doorashada soo socta.
Sanadii 2007-dii ayaa rabshadihii dhacay doorashada ka dib waxaa ku dhintay 1200 oo qof kadib markii xiisado siyaasadeed ay ka dhasheen doorashooyinka.
Ugandan parliament defers age limit debate due to heavy security deployment

Friday September 22, 2017


Ugandan parliament speaker Jacob Oulanyah has deferred the presidential age limit debate to next week over heavy police deployment around the House, the capital Kampala and some parts of the country.
The speaker’s decision follows a motion for adjournment filed by the leader of opposition Winnie Kiizahas who described the action by the police as a “parliamentary coup” and a siege to humiliate members.
There was tension Thursday morning when police arrested five Makerere University students and the Mayor of the capital city Kampala Erias Lukwago, while offices of the opposition Forum for Democratic Change (FDC) were sealed off to stop planned protests against the removal of presidential age limits.
The police had deployed heavily armed security officials to parliament with a helicopter hovering around the area and members stopped from entering the vicinity with their cars including the speaker who was made to access the House from the back door.
The speaker’s decision follows a motion for adjournment filed by the leader of opposition Winnie Kiizahas who described the action by the police as a “parliamentary coup” and a siege to humiliate members.
There was tension Thursday morning when police arrested five Makerere University students and the Mayor of the capital city Kampala Erias Lukwago, while offices of the opposition Forum for Democratic Change (FDC) were sealed off to stop planned protests against the removal of presidential age limits.
The police had deployed heavily armed security officials to parliament with a helicopter hovering around the area and members stopped from entering the vicinity with their cars including the speaker who was made to access the House from the back door.
“We all have mobile phones and if you thought there was danger, you could have called us to stay at home. It is more dangerous to make us walk to parliament in the glare of the danger you are protecting us from,” she said.
The Prime Minister Ruhakana Rugunda explained on the floor that there were tensions for about a week and some members had seen violence on their way to the parliament.
He was heckled by the members, especially the opposition to prove his statement.
“There are two problems here. It looks like members don’t want to sit and the speaker does not want to preside over members who don’t want to sit. The House is adjourned to Tuesday,” the speaker declared.
The Inspector General of Police Kale Kayihura said in a statement on Wednesday that planners of demonstrations can use other forms other than processions to allow parliament to “debate in peace”.
He explained that they received information about groups planning to use the cover of processions to “cause violence and mayhem” and that the police is obligated to keep law and order.
Members of Parliament of the ruling National Resistance Movement (NRM) and some independent MPs passed a resolution to debate the removal of the presidential age limit currently pegged at 75.
If the amendment is approved, President Yoweri Museveni can contest in the next elections.
In 2005, a constitutional amendment was made removing the two-term limit for the presidency to allow the president to run for a third-term which he won.
Museveni, who is now 73, will be two years older than the current age limit in the 2021 election.
Subscribe to:
Posts (Atom)
