Saturday, October 7, 2017

Siyaasiga Faarax Macallin muxuu ka yiri maamulgoboleedyada?


Siyaasiga Faarax Macallin muxuu ka yiri maamulgoboleedyada?

Thursday, October 5, 2017

2018 EDITION - US Citizenship Test - Pass the Exam with the Official Que...


 2018 EDITION - US Citizenship Test -Pass the Exam with the Official Que...

Wednesday, October 4, 2017

CABASHO GAR AH


CABASHO GAR AH

Somaliland oo ka hadashay xeerka Isgaarsiinta ee Soomaaliya - Idaacada Duhurnimo BBC Somali 04.10.2017


Somaliland oo ka hadashay xeerka Isgaarsiinta ee Soomaaliya - Idaacada Duhurnimo BBC Somali 04.10.2017

Haddii aad tahay xataa dameer waad u baahan tahay saaxiib caqli lehy oo ku caawiya.


Haddii aad tahay xataa dameer waad u baahan tahay saaxiib caqli lehy oo ku caawiya.

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay xeerka Isgaarsiinta ee Soomaaliya

 Arbaco, Octobar, 04,  2017 (HOL)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya oo madaxweynaha Soomaaliya saxeexay inuu dhaqangalo.
Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Boostadda Mustafe Faarax Abraar ayaa sheegay in xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya aanu khuseyn Somaliland,isla markaana xeer u gaar ah Somaliland oo isgaadhsiintu uu jiro oo hadda lagu shaqeeyo.
“Xeerkaasi ay Xamar saxeexay wax inoo yaala maaha, wax ina khuseeyana maaha waayo waxaanu nahay dal jira, waxaan ku shaqeeya xeer numbar 50 oo ah xeerka Isgaadhsiinta Somaliland, waana xeer dhaqangal ah oo madaxweynuhu saxeexay”
Sidoo kale, wasiirku waxa uu sheegay in afar maalmood uu ku maqnaa dalka Lubnaan, taas oo ujeedadda uu u tagay ahayd sidii Arrimaha isgaadhsiinta uga madax banaanaan lahayd Soomaaliya,isagoo xusay inay dhowaan soo gudbin doonaan sidii ay Soomaaliya uga madax banaansiin lahayd Furaha ay wada isticmaalaan Somaliland iyo Soomaaliy.
“Waxaan afar maalmood ku maqnaa wadanka Lubnaan, hawlaha u tagay waa sidii aan u dardargalin lahaa xeerkan iyo sida aanu uga madax banaan lahayn xeerka Soomaaliya ee Isgaadhsiinta, maalin dhowna waxaan idin soo gudbin doonaa iyadoo faahfaahin”ayuu yidhi
Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
Hargeysa, Somaliland.

BBC Somali launches new radio programme to address drought

Hiiraan Online
Wednesday October 4, 2017

PHOTO: AFP

London (HOL) – BBC Somali has premiered a new radio series on Tuesday,  Ogaal, that is aimed at helping Somali’s deal with the current drought.

The series is a collaboration between BBC Somali, Radio Ergo and BBC Media Action and will air stories from across Somalia on those affected by the drought as well as the humanitarian groups that respond to emergencies.

The 15-minute program will air three times a week at 5:40 pm EAT on Tuesdays, Thursdays and Saturdays and will also be available online at bbc.com/Somali .
Abdullahi Abdi, the editor of BBC Somali said that he hopes the program will reach the most vulnerable people.

“BBC Somali’s ongoing commitment to telling the stories of its audience as well as bringing them impartial, accurate reporting is furthered by this great collaboration. This programme will enable us to show the way to survival to the most vulnerable people at this difficult time of drought.”

The program will focus on topics such as health, hygiene and nutrition and will be produced in part by the BBC Media Action Team, the BBC’s international development charity.

Angela Murithi, the Country Director for BBC Media Action said: “Information is a vital form of humanitarian aid. In light of this, BBC Media Action’s collaboration with BBC Somali Service and Radio Ergo to produce Ogaal is a crucial step in helping the 6.2 million Somalis affected by the on-going drought to get answers to basic questions they have on how to survive and cope with the crisis. Questions like how do I find food? How do I know my child is malnourished and needs medical attention? What can I do with the types of food that I do have? How do I prioritise the use of the little water I have? As well as broader questions about the humanitarian situation in general and what the government and the international community is doing about it." She added that "the programme will also allow the real voices of people who are affected by the crisis and how they are coping to be heard – providing a sense of psychosocial support to many affected listeners.”

Aid agencies have warned that more than six million people, half the population, are in need of food, water and medical assistance. Over the last year, 800,000 people in Somalia have been displaced due to drought and famine according to Refugees International.