Tuesday, November 14, 2017

Qaabka ay Imaaraadku carruurta ay addoonsadaan uga soo gataan Bakistaan


Qaabka ay Imaaraadku carruurta ay addoonsadaan uga soo gataan Bakistaan. Carruurta dadka saboolka ah ay dhaleen ayay kaga soo gataan lacag ka yar 400 doollar, dabadeedna waxay u isticmaalaan hawlaha adag sida tartanka awrta oo haddii ay ka dhacaan oo dhintaan cidina u sheegan karin. Ma helaan daryeel aadaminimo noocuu yahayba. Adigana waxaad ka sugeysaa wax intaas ka badan. Halkan ka daawo.......


No comments:

Post a Comment