Friday, November 24, 2017

Soomaali waa isku mid dhankaad ka eegtaba


Soomaali midkeeda jooga Jabuuti iyo midkeeda jooga Raaskiambooni waa mid. Dhaqankoodu, Dhawaaqoodu, Dhar-xirashadoodu, Dhalaalka midabkooda, Dhaqashada xoolaha, Dhaqanka Diintooda, Carrada Dhulkooda, Dhirtooda iyo Dhammaan noloshoodu waa isku mid.

No comments:

Post a Comment