Monday, July 30, 2018

Sidii Dr. Abiy Axmed loogu soo dhaweeyay magaalda Minneapolis.


Dadweyne aad u fara badan oo ka soo  jeeda dalka Itoobiya ayaa si diirran ugu soo dhoweeyay rai`iskul wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed.

No comments:

Post a Comment