Friday, May 19, 2017
BREAKING - US Navy Moves Second Aircraft Carrier Near North Korea! Korea...
BREAKING - US Navy Moves Second Aircraft Carrier Near North Korea! Korea...
Yemen rebel missile shot down 200km from Saudi capital
Houthi fighters fire a ballistic missile at the Saudi capital a day before US President Donald Trump arrives.
Yemen's Houthi rebels fired a ballistic missile towards the Saudi capital Riyadh and the Arab coalition waging war in the country said it intercepted and destroyed a projectile about 200km west of the city.
The incident on Friday occurred a day before US President Donald Trump was expected in Riyadh at the start of his first foreign trip since taking office in January.
The Iran-allied Houthis launched a Burkan-1 missile toward Riyadh, a statement by their official news agency said.
The Saudi-led coalition said later it downed a Houthi missile in the southern Saudi province of Ar Rayn, well to the west of Riyadh. The area is open desert and there were no casualties, the official Saudi news agency SPA said.
Saudi Arabia has deployed Patriot missiles to counter such attacks.
Saudi-owned Al-Arabiya TV said the Arab coalition that intervened in Yemen's civil war against the Houthis in 2015 were "massively" bombing a missile base outside the Yemeni capital Sanaa, which is controlled by the Houthis.
The missile would be the longest range attempted by the Houthi rebels and their allies - former members of Yemen's security forces linked to ex-president Ali Abdullah Saleh - since they began retaliatory attacks against the kingdom two years ago.
Trump, whose country provides weapons, intelligence and aerial refuelling for the Arab coalition, is due to arrive on Saturday for two days of talks with Saudi, Gulf, and Muslim leaders.
Riyadh and Washington accuse Iran of supplying weapons to the Houthis, but a United Nations Panel of Experts in January reported that it "has not seen sufficient evidence to confirm any direct large-scale supply of arms" from Iran, Riyadh's regional rival.
In October the rebels launched one of their longest-range strikes against Saudi Arabia, firing a ballistic missile that was brought down near the holy Muslim city of Mecca, an attack condemned by Riyadh's Gulf allies.
The rebels insisted the missile had been fired at Jeddah, the Red Sea city in the sprawling Mecca region, not at the holy city itself.
Zambia's Police Joins AU Mission To Stabilise Somalia
BERNAMA Friday May 19, 2017
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) confirmed Friday that Zambia has joined police contributing countries to AU mission to offer specialised skills to Somali police force, China's Xinhua news agency reported.
A statement from the AU mission said a contingent of four senior Zambian police officers are part of a team of 22 newly deployed Individual Police Officers (IPOs) to AMISOM, who will train Somali police officers on security matters.
"Zambia has deployed to the police component of the AU Mission for the first time, although they have had military presence in Somalia," the AU mission said.
The officers will offer specialized skills to the local police force as it takes on bigger responsibilities of maintaining law and order.A statement from the AU mission said a contingent of four senior Zambian police officers are part of a team of 22 newly deployed Individual Police Officers (IPOs) to AMISOM, who will train Somali police officers on security matters.
"Zambia has deployed to the police component of the AU Mission for the first time, although they have had military presence in Somalia," the AU mission said.
"I can see hope that there is something going on, which we can build on and it is from there where we are emphasizing that we are going to help our brothers in Somalia, so that they come up with a proper police force," the Zambian police contingent commander Kasale Tresphord said.
Senior Superintendent of Police Zipporah Gatiria Mboroki from the Kenya Police expressed confidence on the state of policing in Somalia.
"We are going to support the Somali police so that they provide security to their people and also in the development of other institutions," Mboroki said.
Al-shabaab oo baahiyay muuqaalka askari Kenyaan ah oo lagu qabtay weerarkii Ceelcadde sanadkii 2016ka

Jimco, May 19, 2017 (HOL) – Xarrakada Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay muuqaalka askari ka tirsanaa ciidamada Kenya oo horaantii bishii Janaayo sanadkii 2016ka lagu qabtay weerar ay ku qaadeen saldhig ciidamada ay ku lahaayeen deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo.
Alfred Danyi ayaa ka codsaday shacabka Kenya inay u midoobaan sidii looga saari lahaa Al-Shabaab oo muddo sanad iyo bilooyin uu gacantooda ku jiro.
“Laga soo bilaabo markii uu dhacay dagaalkii Ceelcadde ilaa hadda waxaan ku jirnaa Jeelka Al-Shabaab anagoo maxaabiis ah, welina wax war ah kama helin dowladeena, Ma aanan helin wax caawin ah, sidaas darteed waxaan shacabka Kenya ka codsaneynaa in ay u midoobaan arinteena, una raadiyaan xal lagu soo afjarayo Mushkiladda na heysata” ayuu yiri.
Weerarkii Ceelcadde ee sanadkii hore ayaa la sheegay in tiro ka badan 11 askari nolasha lagu qabtay, kuwaa oo gacanta u gallay xoogagga Al-shabaab.
Bishii Janaayo ee sanadkii 2016 ayay aheyd markii xoogag ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Kenya ku lahaayeen Ceel Cadde ee gobolka Gedo, halkaasoo lagu dilay askar ka badan boqol.
Thursday, May 18, 2017
ASXAABTAYDII RAADIYO MUQDISHO
W.Q. Cabdulqaadir Maxamed Mursal
Qormadan qabyada ah waxay ka mid tahay buuggayga (Asxaabtaydii Raadiyo Muqdisho). Waxaa ka buuxa taariikho badan oo aad ka faaiidaysan doontaa haddii Alle idmo.
Qormadan qabyada ah waxay ka mid tahay buuggayga (Asxaabtaydii Raadiyo Muqdisho). Waxaa ka buuxa taariikho badan oo aad ka faaiidaysan doontaa haddii Alle idmo.
WAA KUMA MAXAMUUD CALI GUULEED?
Raadiyo Muqdisho waxaa la aasaasay sannadkii 1951 isagoo markaas hoos tagayay maamulkii Taliyaaniga A.F.I.S (Amministrazione fiduciaria italiana della Somalia) ee lagu aaminay inuu xornimo gaarsiiyo dalka Soomaaliya, wuxuuna baahin jiray barnaamijyo ku baxaya Afkasoomaaliga iyo Afka Talyaaniga.
Waxaa nasiib wanaag ah in dadkii Soomaaliyeed ee
raadiyahaas lagu furay ay iminka qaarkood joogaan oo ay nool yihiin. Waxaa ka
mid ah Maxamuud Cali Guuleed oo waqtigaas ilaa iyo maanta aanan cagta ka
bixinin inuu u soo shaqo tago raadiyahaas ee uu goobjoogaha u ahaa maalintii
dhidibbada loo aasay.
Waxaa la ii sheegay
arrin aan la ilmeeyay oo ah in Maxamuud Cali Guuleed oo deggan meel
aanan sidaas uga sii fogeyn raadiyaha oo ah degmada Wargdhiigley ee uu deggan
yahay ilaa iyo waqtigii raadiyahaas la asaasay ilaa maanta aanan daryeelkiisa
iyo caafimaadkiisa aanan waxba laga qabanin. Maxamuud oo ah nin u dhashay
adadayg iyo hawlkarnimo ayaa subax walba wuxuu ka soo jarmaadayay xaafaddaas,
hase ahaatee iminka uu gabay socodkii isagoo la ii sheegay inuu addimada ka
dhaqaaqi waayay iminkana uu sugan yahay gurigiisa.
Waxaa sii aasmaya taariikhaha dadka yar ee
farakutiriska ah ee micna weyn ugu fadhiya
taariikhda dalkan.
SIDA AAN ISKU BARANNAY ANIGA IYO MAXAMUUD CALI
GUULEED
Tan iyo yaraantaydii waxaan aad u jeclaa inaan ka
mid noqdo dadka ka shaqeeya raadiyahaas, wax badan baa ii muuqan jiray inaan ka
qaban karo markii aan ku biro warfaafinta.
Raadiyuhu wuxuu ku yaallay taagga Musawaca
Muqdishow ee Forte Sheek (FORTE
CECCHI) oo la qotomiyay 1912.
Markii xornimada la qaatay kaddib ee aan
garaadsannay ayaa waxaa dhici jirtay markii
la gaaro habeenka bilashada Ramadaannka oo la sugayo bilashadeeda ayaan
carruurta xaafadaha kala keddisan ee Muqdisho waxaan soo aadi jirnay oo isugu
iman jirnay taagga raadiiyuhu ku yaallo halkaasoo millateriga Soomaaliyeed
keeni jireen dhowr madfac oo ku xiran
gawaari jiideysa (Goormaa noogu dambeysay), Waxayna halkaas ka ridi jireen 21
madfac oo lagu salaamayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan, ummddana lagu
ogeysiinayo in bishii Barakada lahayd ee Ramadaan ay bilatay, berrina tahay
Soon. Intaas waxaa dheeraa oo ay carruurta aan ka mid ahaa halkaas u soo doonan
jireen baaruudda madafaca halkaas laga ridayo (Waxay u ekaayeen sida cinjir oo
kale).
Cunug walba intuu ka gurubsan karo ayuu ka gurubsan jiray, markii madafaca
la ridaba waxaa loo kala cararayay waxa ka daadadnayay oo baaruud ah.
Baaruuddaas waxay ahayd kuwo holcaya markii lagu saaro dhuxul dab ah amaba lagu qabto kibriid, sidaas ayay carruurtu
habeenkaas oo dhan iyo maalinka xiga ugu cayaari jireen.
Innagu waxaan ka iman jirnay xaafadda Hodan oo
markaas cusbayd, waxaana aan dhihi jirnay waxaa naga nasiib badan ciyaalka Wardhiigley,
Boondheere, Xamar weyne iyo Shingaanni oo aan dhihi jirnay waxay nooga dhow
yihiin halka madaafiicda la keenayo. Jacaylka aan raadiyaha u qaaday berigaas
ilaa iyo intaan shaqada ka galo waa igu jiray.
Sanadkii 1974tii ayay riyadaas ii suurtagashay oo
aan ka mid noqday arday soo dhamaysatay waxbarashada dugsiga sare, isla
markaasna soo dhamaysatay tababarkii
dugsiga Xalane. Waxaan ka mid ahaa dhallinyarada ugu firfircoon dugsiyada
Muqdisho, waxaana aan mar kasta ugu horrayn jiray hawl kastoo dhallinyarada ay
kaalin ku leeyihiin sida: Cayaaraha isboortiga (Qalaaba rogadka), riwaayadaha
qoristooda, jilliinkooda iyo farshaxanka, waxaana intaas ii dheeraa hawlaha
iskaa wax u qabsada oo meel kastoo la ii diro aan heegan ku ahaa.
Waxaa kaloo aanan illaawi karin, hawlaha kale ee
degaannada xaafadaha oo aan xagga hore kaga jiray. Kuwaas waxay ii sahleen
inaan madaxdii dalka gaar ahaa kuwa waxbarashada ay aad ii bartaan iina
tixgeliyaan, taasoo aakhirkiina ii keentay in la i doorran siiyo halkii aan ka
shaqayn lahaa marka aan soo dhamaystay tababarkii Xalane iyo shaqadii qaranka
oo ay ku ahayd khasab arday kastoo soo dhamaysta dugsiga sare iyo Xalane inuu u
khidmeeyo muddo hal sano ah qarankiisa, soona guto hal sano oo shaqo qaran ah,
iyadoo welibana la siin jiray 300 shilin oo ah nolosha macallinka shaqada qaran
gudanaya.
Markii aad intaas soo dhamaysatid baa waxaa arday
walba si toos ah nasiibkiisa loogu qori jiray wasaarad amaba wakaald hadba tii
loo garto oo aan doorasho lahayn, anigase waa la ii dorran siiyay iyadoo la ii
tixgeliyay hawlaha faraha badan ee aan qabanayay. Waxaan doortay in la igu qoro
wasaaradda Warfaafinta, taasoo markiiba uu soo dhoweeyay Allaha u naxariistii Wasiirkii
Waxbarashada iyo Barbaarinta Gaashaanle Sare Cabdirizaaq Maxamuud Abuubakar
kana mid ahaa Golihii Saree e Kacaanka, sidaas ayaan ku imid Wasaaradda
Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha. Saaxiibbayaashey ayaa rabay igunala
taliyeen mar haddii la i doorran siiyay inaan meelaha kale ee muhiimka ah ee
dhaqaalaha fiican leh , hase ahaatee meel igala muhiimsam ma jirin inaan ku biro
warfaafinta anigoon eegeynin dhaqaale, hase ahaatee halka aan is leeyahay
waxbaad ka keeni kartaa, dalkanna waad ugu adeegi kartaa bay ahayd.
La soco qaybta 2aad ee qabyada
La soco qaybta 2aad ee qabyada
The lead candidate for the world’s top health job is being accused of covering up deadly epidemics
Thursday May 18, 2017
By Abdi Latif Dahir

Under scrutiny. (Reuters/Pierre Albouy)
On May 22, member states of the World Health Organization will converge in Geneva to elect a new director-general to lead the 8,000-person global health agency. Among the three final candidates vying for the top job, one is now accused of covering up previous epidemics.
Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, a malaria expert and Ethiopia’s health minister from 2005 to 2012, is being blamed for allegedly covering up cholera epidemics in 2006, 2009, and 2011. The government labeled the outbreaks, which led to the deaths of hundreds of people, as acute watery diarrhea (AWD), a symptom of cholera.
The controversy surrounding Dr. Tedros comes when the Horn of Africa nation is experiencing another outbreak, which the government has labeled as diarrhea. Neighboring Somalia, South Sudan, and Kenya have all declared cholera outbreaks. Human rights organizations say that the Ethiopian government is pressuring health professionals not to refer to the current outbreak as cholera, but as diarrhea.
Such allegations could undermine the WHO candidacy of Dr. Tedros. During a preliminary vote in January, he garnered the most number of votes, and will now contest for the job along with Dr. David Nabarro from Britain, and Dr. Sania Nishtar from Pakistan.
Under scrutiny. (Reuters/Pierre Albouy)
On May 22, member states of the World Health Organization will converge in Geneva to elect a new director-general to lead the 8,000-person global health agency. Among the three final candidates vying for the top job, one is now accused of covering up previous epidemics.
Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, a malaria expert and Ethiopia’s health minister from 2005 to 2012, is being blamed for allegedly covering up cholera epidemics in 2006, 2009, and 2011. The government labeled the outbreaks, which led to the deaths of hundreds of people, as acute watery diarrhea (AWD), a symptom of cholera.
The controversy surrounding Dr. Tedros comes when the Horn of Africa nation is experiencing another outbreak, which the government has labeled as diarrhea. Neighboring Somalia, South Sudan, and Kenya have all declared cholera outbreaks. Human rights organizations say that the Ethiopian government is pressuring health professionals not to refer to the current outbreak as cholera, but as diarrhea.
Lawrence Gostin, an advisor with Nabarro and the director of the O’Neill Institute for National Global Health Law at Georgetown University, criticized Dr. Tedros for denying cholera outbreaks. “Dr. Tedros is a compassionate and highly competent public health official,” Gostin told the New York Times. “But he had a duty to speak truth to power and to honestly identify and report verified cholera outbreaks over an extended period.” Navarro told the Times he was aware of accusations surrounding Dr. Tedros, but did not authorize their release.
Dr. Tedros has denied all the allegations saying that Dr. Nabarro’s supporters have a “typical colonial mindset aimed at winning at any cost and discrediting a candidate from a developing country.”
The criticism against Dr. Tedros may not abate soon. From 2012 to 2016, he was also the country’s foreign minister—periods during which protestors were jailed or killed. On social media, the hashtag #NoTedros4WHO has been used to protest his candidacy.
Criticism aside, Dr. Tedros is credited with transforming his country’s health system, improving the response to outbreaks, and slashing HIV infection and child mortality rates. His candidacy has been supported by the African Union, Ethiopian health professional associations, and influential figures like the philanthropist Tony Elumelu, and the immediate former director of the US Centers for Disease Control Tom Frieden.
Sign up for the Quartz Africa Weekly Brief — the most important and interesting news from across the continent, in your inbox.
Ciidamo mushaar la’aan ka cabanaya oo hakiyay isu socodka nawaaxiga Wasaaradda Gashaandhigga

Khamiis, May, 18, 2017 (HOL)– Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 12-aad, ayaa la soo sheegayaa in ay hakiyeen isku socodka qeyb kamid ah waddada Warshadaha oo ku dhow Wasaaradda gashaandhigga.
Ciidanka ayaa la sheegayaa in ay ka cabanayaan mushaar la’aan heysata muddo bilooyin ah, sida ay hadalka u dhigeen.
Ma ahan markii ugu horeysay oo magaalladda Muqdishu lagu arko ciidamo gadood sameynaya, iyagoo cabasho ka ah mushaar la’aan.
Dhinaca kale, 16-kii bishan May, Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Aqalka dowladda Hoose oo lagu xusayay 15-ka May, oo ku begneed 74-guuradii ka soo wareegatay aas aaskii ururka SYL, ayaa sheegay inay ku guuleysteen inay bixiyaan mushaarka shaqaallaha dowladda iyo Ciidamada.
“Saddexda bilood ee aan joogno waxaan qabannay, inaan bixinay mushaaraadka ciidammada iyo shaqaallaha Rayidka ee dowladda, waxaan bilowney inaan soo celinay Karaamadii ummaddeenna oo dalalka adduunka dhan ay noo muujiyeen in ay diyaar u yihiin u istaagidda wax wada qabsi buuxa”ayuu yiri madaxweynaha.
“Saddexda bilood ee aan joogno waxaan qabannay, inaan bixinay mushaaraadka ciidammada iyo shaqaallaha Rayidka ee dowladda, waxaan bilowney inaan soo celinay Karaamadii ummaddeenna oo dalalka adduunka dhan ay noo muujiyeen in ay diyaar u yihiin u istaagidda wax wada qabsi buuxa”ayuu yiri madaxweynaha.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdan ay tahay dowlad shacab, isagoo ugu baaqay shacabka inay ka qeyb qaataan ololaha dalkaaga wax u qabso, isagoo soo jeediyay in bishii labo saac kaliya arrintan laga shaqeeyo, waxaana uu tilmaamay inuu isaga bilaabayo.
Hiiraan Online,
Hassan Istiila
Hassanistiila@hiiraan.com
Mogadishu,Somalia
Hassan Istiila
Hassanistiila@hiiraan.com
Mogadishu,Somalia
Subscribe to:
Posts (Atom)

