Wednesday, March 14, 2018

MAREYKANKA OO SOO SAARAY SHARCIYO LAGU MUTEYSAN KARO XARIG


Dadka caadeystay iney baraha bulshada xadgudubyo ugu geystaan dadka kale sida iney soo dhigaan sawirro qaawanaan ah oo ay sharafta qof kale meel ugaga dhacayaan ayaa la kulmi doona ciqaab xarig markii ay caddaato qofkii dambigaas gaystay. Sharcigan oo la soo saaray sanad iyo bar ka hor ayay idaacadda KALY ka wareysatay Sergent Cabdulwahaab Cali oo ka mid boliiska dambi baarista Mareykanka ee gobolkan Minnesota, kana tirsan ururka dhallinyarada Booliiska si uu uga warbixyo sharcigan iyo cidda uu khuseeyo, isla markaasna uu ku baraarujiyo bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka si ay ugaga foojignaadaan carruurtooda sharcigan.

Friday, March 9, 2018

QISO MURUGO LEH: Nin looma ooyaan ah oo dambi aanu lahayn loogu xakumay 15 sano.


QISO MURUGO LEH: Nin looma ooyaan ah oo dambi aanu lahayn loogu xakumay 15 sano.

Waddan aan bad iyo berriba waxba aan loo reebayn, dhallinyaradii dhaxalka u lahaydna ay badaha ku dhammaanayaan!


Waddan aan bad iyo berriba waxba aan loo reebayn, dhallinyaradii dhaxalka u lahaydna ay badaha ku dhammaanayaan!

Tuesday, March 6, 2018