Friday, June 9, 2017

Sac La Gawrici Lahaa Oo Fahmay Markaas Ooy...


WAAD OOYI DOONTAA MARKII AAD DAAWATID QISADAN.
Sac Ooyay oo ilmeeyay markii uu ogaaday in la gawracayo.
Waxaan aad ula yaabay markii la sii daayay sacii ee uu u tagay saaxiibbadii kale sida ay u soo dhoweeyeen ulana damaashaadeen markii gawraca laga daayay ee uu ka badbaaday.
Tani waxay ku tusineysaa in xaywaanku uu si weyn wax u garanayo.

No comments:

Post a Comment