Saturday, June 3, 2017

Qofka diiddan in hubka la dhigo wuxuu ka mid yahay dhibaatada Soomaaliya


Qofka diiddan in hubka la dhigo wuxuu ka mid yahay dhibaatada Soomaaliya, sidaas waxaa yiri Cabdulxafiid oo ka mid ah wariyeyaasha waddaniga ah ee maskaxda furan ee Soomaaliyeed, wuxuuna dadweynaha Soomaaliyeed ku baraarujiyay in kuwa fashilay ayan ku xiranin sanduuq yar ee qabyaaladeed.

No comments:

Post a Comment