Monday, June 5, 2017

BARIIS ABUU CAAG EX BASMATI


BARIIS ABUU CAAG EX BASMATI
Waxaa habboon iney dadka Soomaaliyeed ku aamin qabaan cuntada ka soo go`da dalkooda. Waxaa la ogaaday in inta badan cuntooyinka debadda laga keeno ay dhamaantooda yihiin wada feek looguna talagalay in lacag laga sameeyo dadkana lagu laayo., Maxaa kuu diiday inaad xoogga saarto oo aad ku dadaasho sidii aad dalkaaga ugala soo bixi lahayd quudka xalaasha ah.

No comments:

Post a Comment