Wednesday, June 28, 2017

Wiilkii laga ceyriyay Imaaraadka ISMAACIIL MADAR oo Qatar si weyn loogu soo dhaweeyay


Wiilkii laga ceyriyay Imaaraadka ISMAACIIL MADAR oo Qatar si weyn loogu soo dhaweeyay, Qaariga weyn ee Soomaaliyeed Sheekh Cabdirashiid Sh. Cali Suufi oo ka hadlay soo dhawentiisa ayaa ka xumaaday in Quraanka la siyaasadeeyo.

No comments:

Post a Comment