Wednesday, October 4, 2017

Xildhibaannada Galmudug oo kula qeybsamay go’aankii ka soo baxay maxkamada sare ee maamulka

Arbaco, October, 04, 2017 (HOL) - Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku kala aragti duwan go’aankii maxkamadda sare ay ku ansixisay dhammaanba xil ka qaadistii madaxweynaha Galmudug, ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha baarlamaanka in ay yihiin kuwo sharci ah.
Duraan Jaamac oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug lana hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu sax ahaa go’aanka ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Galmudug, ee ay ku taageertay xilka qaadistii (Xaaf), balse ay muhiim tahay in dib loo eego tan madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka.
''Waan soo dhaweyneynaa go'aanka ka soo baxay maxkamada sare ee madaxweyne Xaaf xilka uga qaaday, laakiin arrinta madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka sharci ahaan in loo fiiriyo ayay rabtaa.”ayuu yiri xildhibaan Duraan Jaamac.
Laakiin dhinaca kale waxaa jira xildhibaano soo dhaweynaya go’aanka maxkmada sare una arka dhamaanba mas’uuliyiinta sare maamulka Galmudug sidaa ay ku wayeen xilalkii hayeen.
Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca madaxtooyada Galmudug oo la xiriira go’aanka ay ka qaadatay maxkamada sare.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
diini@hiiraan.com

Madaxweyne Xaaf oo ku gacan seyray go’aankii maxkamada sare

Arbaco, October, 04, 2017 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii maxkamada sare ee sharciga ka dhigtay xil ka qaadistii dhawaan qaar ka mid ah xildhibaannada ku sameeyeen.
Waxaa uu sheegay madaxweyne Xaaf in Galmudug aysan waligeed yeelan Maxkamad, qoraalka Maxkamadana uu yahay mid aan waxba ka jirin.
Dhinaca kale mid ka mid ah garsoorayaashii magacyadooda uu ku saxiixnaa qoraalka ka soo baxay maxkamada sare ee Galmudug ayaa beeniyay in uu ka qeybgalay kulankii laga soo saaray go’aanka Maxkamada Sare.
Madaxweynaha Galmudug ayaa 27-kii September ee sanadkan ku dhawaqay in dib loo howlgeliyo maxkamadda sare si ay go’aan uga gaarto khilaafka taagan, hasse ahaatee markii uu soo baxay go’aanka maxkamada ayuu sheegay in Galmudug wali yeelan maxkamada sare.
Tan iyo wixii ka danbeeyay ku dhawaaqistii madaxweyne Xaaf ee taageerada xulufada uu hogaamiyo Sacuudiga maamulka Galmudug waxaa uu lugaha la gallay qalalaase siyaasadeed oo sababay in dhamaan mas’uuliyiinta sare ee maamulka kalsoonida lagala noqdo.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
diini@hiiraan.com

Monday, October 2, 2017

Cabdiwali Gaas oo ka hadlay khilaafka Galmudug iyo shirka Kismaayo

Isniin, October, 02, 2017 (HOL) – Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siyay Idaacada VOA ayaa soo hadal qaaday khilaafka dhax taagan mas’uuliyiinta sar sare ee maamulka Galmudug iyo shirka magaalada Kismaayo.
“Arrintan Galmudug, sida hadda loo maareeynayo si ka duwan in loo maareeyo ayeey aheyd, dadka la isku soo dhoweeyo, waa maamul cusub oo in uu dhismo la rabo, in aan shiddo laga abuurin, laakiin waxaa moodaa si aan ka fiirsi laheyn loogu deg degay”ayuu yiri C/wali Gaas.
Cabdiwali Gaas ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in loo madax banaaneeyo in dhexdooda heshiiyaan oo si nabagelyo ku jirto ku dhameystaan howshooda.
Mar uu ka hadlayy shirka uu ku baaqay Madaxweynaha Jubbaland ee ka dhacaya Kismaayo waxaa u sheegay madaxweyne Gaas in shirkaas looga tashanayo waxa ay wadaagaan maamul goboleedyada, iyo waxa ka dhaxeeya iyaga iyo dowladda Federaalka.
C/wali Gaas ayaa sheegay in iyaga oo ah dowlad goboleedyada aysan ka hor-jeedin dowladda Federaalka, waxaa uu xusay in wixii dowladda ku wanaagsan tahay lagu taageero, wixii ay ku qaldan tahay in la tilmaamo oo si wanaagsan dalka loogu shaqeeyo, arrimaha masiirka dalka wax la iska weydiiyo.
Maamulka Puntland ayaa qeyb ka ah maamulada dalka ee ku dhawaaqay go’aanka ka dhanka ah kan ay dowladda ka qaadatay khilaafka wadamada Carabta.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
diini@hiiraan.com

Sunday, October 1, 2017

Duufaanihii xilka ka-qaadista oo ku soo wajahan Madaxweyne Shariif Xasan


Oktobar 1, 2014














































Xildhibaanno aad u badan, oo katirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa wada Mooshinka Kalsooni kala noqosho ah, oo xilka looga qaadayo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Ilo-wareedyo ayaa sheegay inuu socdo Mooshin aad u xoog badan, oo baabulkiisa uu ka socda meelo kala duwan, oo Muqdisho ay kamid tahay, kaasi oo ku dhawaad 82 Xildhibaan ay saxiixeen.
Waxaa sii kordhaya Xildhibaanada kusoo biiraya Mooshinkan xilka qaadista Shariif Xasan, oo qaarkood hadda ay ku sugan yihiin magaalada Baydhabo, ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.
Macluumaad hoose oo aan ka helnay Illo Xog-Ogaal ah iyo Xildhibaanno ayaa sheegaya in  90% Xildhibaanada Koonfur Galbeed inay aad uga soo horjeedaan Shariif Xasan, oo ay ku eedeeyeen inuu jebiyay Dastuurka iyo inuu afgenbiyay Masiirka Ummada Reer Koonfur Galbeed.
Xildhibaanno ku sugan Baydhabo, oo ka gaabsaday inaan magacyadooda shaacino, ayaa xaqiijiyay inay jiraan Tiro xildhibaano oo loogu hanjabay in xilalka laga qaadayo inuu ay ku biiraan mooshinka,
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ka kooban 149 Xildhibaan, ayaa in ka badan 67 mudane waxa ay ku sugan yihiin Muqdisho, halka kuwa kalena ay dalka ka maqan yihiin, kuwaasi oo dhamaantood taageersan Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye, oo maalin kahor kasoo laabtey dalka dibadiisa, ayaa ku sugan Muqdisho, waxaana la filayaa in gacan loo geliyo Mooshinka cusub.
Mooshinka ayaa la filayaa in Xildhibaanada uga doodaan shir ay dhawaan ku yeelanayaan degmada Afgooye, ee gobolka Shabeellaha hoose, oo kamid ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wararka sidoo kale aan helayo waxay sheegayaan in Wasiiro katirsan Koonfur Galbeed, ay doonayaan inay is-casilaan marka uu kullaado Mooshinka socda, kaasi oo rajo weyn laga qabo inuu guuleysanayo.
Waxyaabanaha keenay in Mooshin laga keeno Shariif Xasan;
Amni darrada, ma jirto magaalo u gudbi karta magaalo kale deegaanada Koonfur Galbeed, waxaa go’doomin ku haysa Al shabaab mudo ku dhaw 4 sano.
Dagaalka Sokeeye ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo xil maamulkiisa u waayay, kaasi oo saameyn xooggan ku yeeshay nolosha dadka gobolkaasi, oo ah midka ugu soo wax-saarka fiican gobollada Koonfur Galneed.
Fashil dhinaca Dhismaha Ciidanka maamulka, waxaa jiray in ka badan 4,000 Askari oo loo tababaray, loona qalabeeyay Koonfur Galbeed, kuwaasi oo hadda mushaar la’aan ukala tagay.
Afgenbi Siyaasadeed – La tashi iyoo wadashaqeyn la’aan Hay’adaha Sharci dejinta iyo Fulinta
Jebinta qodobo kamid ah Dastuurka, sida inuu 54 Xildhibaano uu ku daray Baarlamaanka oo Xeerka uu dhigayo in uu ka koobnaado 95 Xildhibaan, waxaano uu hadda yahay 149.
Afduubka nidaamkii Awood qeybsiga, Beelo badan ayaa Doorashadii Xildhibaannada ku waayay inay helaan saamigii ay ku lahaayeen Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo midka Faderaalka, kadib markii Shariif Xasan uu keensaday rag isaga u adeegga.
Waxyaabaha kale ee mooshinka soo dedejiyayy waxaa kamid ah Inuu qaatey go’aan kaligiisa oo uu ku taageeray Xulufada Sacuudiga, isagoo hareermaray Dastuurka Koonfur Galbeed iyo mid Federaalka.
Qodobka 54aad ee Dastuurka Federaalka wuxuu dhigayaa in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay leedahay awoodda go’aan qaadashada Arrimaha Dibadda, Difaaca dalka, Jinsiyadda iyo Socdaalka, Siyaasadda iyo Lacagta.
Dhanka kale, Hay’adda Badbaadada Koonfur Galbeed, ayaa dhawaan soo saartey Liiska dheer oo ay ku qoran yihiin dhibaatooyinka ka taagan Koonfur Galbeed iyo waxyaabaha uu ku fashilmay maamulka Shariif Xasan.
Sheekh Mukhtaar Roobow oo laga yaabo inuu bedelo Shariif Xasan;
Xildhibaano, Siyaasiyiin, Waxgarad, Ganacsato, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Koonfur Galbeed, ayaa ka codsaday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur inuu bedelo Shariif Xasan, markii xilka laga qaado.
Lama oga inuu Roobow aqbali doono Codsigan iyo in kale, balse dadka ku dhaw Wadaadka ayaa sheegaya in suurtgal tahay inuu qaato go’aankan. Shariif Xasan ayaa aad uga cabsi qaba Mukhtaar Roonow inuu saameyn ku yeesho Kursigiisa, hadii uu Siyaasadda soo galo.
Mukhtaar Roobow, oo hadda wadahadal kula jira dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu wadaa inuu dhawaan gaari magaalada Baydhabo, iyadoo socdaalkiisa uu la xiriiro arrimo badan oo dhanka Siyaasadda ku qotoma.
Isha: GO

Ethiopia, Gambia, Sudan & Egypt score low marks in internet freedom survey | Africanews

Abdur Rahman Alfa Shaban with FREEDOM HOUSE
  18/11 - 00:01
According to a recent research on the use of the internet, online freedom around the world has declined for the sixth consecutive year.

The report titled ‘Freedom on the Net 2016 – Silencing the Messenger, Communication Apps Under Pressure’ added that two out of every three internet users – 67% – live in countries where online activities are largely censored.

The research was carried out by Freedom House, ‘‘an independent watchdog organization dedicated to the expansion of freedom around the world.’‘ It looked at 65 countries across the world and how they related to the use of the internet.

Governments are increasingly going after messaging applications like WhatsApp and Telegram, which can spread information quickly and securely.

The final report ranked countries on three main levels. ‘‘Free, Partly Free, Not Free.’‘ On a scale of 0 – 100, scores of 0 – 30 (Not Free), 31 – 60 (Partly Free) and 61 – 100 (Free), represented the three rankings respectively.

On the global scale, of the 65 countries, 17 were classified ‘Free’, 28 were ‘Partly Free’ and the remaining twenty were classed ‘Not Free.’ Four African countries made it to that rank.
An closer look at Africa’s candidates.

In all, 16 African countries were surveyed by the Freedom House team. The regional spread are as follows:
·                     Five in North Africa – Egypt, Libya and Tunisia, Sudan, Morocco
·                     Two in West Africa – The Gambia and Nigeria
·                     Four in East Africa – Ethiopia, Kenya, Rwanda and Uganda
·                     Five in Southern Africa – South Africa, Zambia, Zimbabwe, Angola, Malawi.

The findings indicated the following
Not Free = Ethiopia, Egypt, The Gambia and Sudan

Partly Free = Zambia, Zimbabwe, Angola, Nigeria, Libya, Morocco, Tunisia, Malawi, Uganda, Rwanda

Free = South Africa and Kenya
All four countries considered ‘Not Free’ had internet penetration of between 12 and 36%. Only Sudan did not block social media and other political and social content. But all the others did that and also conducted arrests of bloggers and internet users.
Ethiopia
Ethiopia is currently under a state of emergency with some of the rules being a restriction on access to social media. Anti government protests in the country are believed to have been largely instigated via social media.

Egypt
Egypt, one of the countries that was hit by the recent Arab Spring has had rights groups accuse it of infringement on the rights of people.

The Gambia
The Gambia is notorious in human rights circles, with its leader, Yahya Jammeh being accused repeatedly of repression of the media and of opponents. The country heads to the polls in about a fortnight.

Sudan
Sudan unlike Ethiopia, Egypt and The Gambia did not necessarily put restrictions on internet use but reportedly rounded up people for what the authorities see as abuse of the internet.
Other key findings of the research noted that:
·                     Social media users face unprecedented penalties, as authorities in 38 countries made arrests based on social media posts over the past year.
·                     Globally, 27 percent of all internet users live in countries where people have been arrested for publishing, sharing, or merely “liking” content on Facebook.
·                     Governments are increasingly going after messaging applications like WhatsApp and Telegram, which can spread information quickly and securely.

Ninkan waxaa la sheegay inuu burburinayo daaqad Masaajid, maxaase ka raacay? - bal halkan ka daawo.


Ninkan waxaa la sheegay inuu burburinayo daaqad Masaajid, maxaase ka raacay? - bal halkan ka daawo.

Ethiopians gather for festival marred by bloodshed


Sunday October 1, 2017

Demonstrators chant slogans while flashing the Oromo protest gesture during Irreecha in 2016 [Tiksa Negeri/Reuters]

A year ago, Firommisa Darasa barely made it out of Ethiopia's Irreecha festival alive, managing to escape from a deep ditch where dozens perished.

The tragedy happened after police fired tear gas at anti-government protesters, sparking a stampede.

Last year's bloodshed at the annual religious festival held by Ethiopia's largest ethnic group, the Oromo people, became a turning point in months of anti-government protests that prompted the government to declare a nationwide state of emergency.

While dissatisfaction with Ethiopia's government still runs deep among the Oromo, last year's protests have since died down.

Those planning to attend this year's Irreecha festival say they are hoping for the best when Sunday's gathering begins in the resort town of Bishoftu, southeast of the capital Addis Ababa.
"I feel fear inside but if I don't come, the people around me won't come. This is our ancestral celebration and we will have to keep it," said one of the festival-goers, 28-year-old Firommisa,

At least 50 killed

The Oromo people began protesting in late 2015, angered by a government proposal to expand Addis Ababa that they feared would deprive them of land without proper compensation.

Those tensions exploded at last year's Irreecha when activists took to the stage and began shouting anti-government slogans, prompting police to open fire with tear gas.

At least 50 people were killed in the ensuing stampede, according to government figures. Activists put the death toll much higher.

Changes have been made this year at the festival grounds adjacent to a lake in the town 60km southeast of the capital.

A new open-air amphitheatre has been built and cobblestones laid on the ground, while the ditch that claimed so many lives last year has been fenced off.

The presence of armed security forces was seen as exacerbating last year's chaos, but the Oromia regional government said this year there would be no weapons.

"This year will be different because there will be no political involvement from the government and no security from them as well," said attendee Dachassa Gosa, 22.
Irreecha, or thanksgiving, is the most important annual festival of the Oromo people and it celebrates the end of the months-long rainy season and the upcoming harvest.

While traditionally a time to give thanks and pray for prosperity and abundance, it has increasingly been an opportunity for the Oromo to assert their identity and criticise government policies they say marginalise them.
Last year's deaths re-ignited the protests across the Oromo region, but this time the targets were government and foreign-owned businesses, with several destroyed.

All told, the months of violence left more than 940 people dead, according to the government's human rights commission, while arrests topped 22,000.

The bloodshed only ended with the declaration of a state of emergency, which was lifted in August.

However many Oromo say their grievances were not addressed and sporadic strikes and protests still occur.
US-based Human Rights Watch (HRW) has urged the Ethiopian government to "act with restraint" this time around and to take measures to ensure there is no repeat of last year's tragedy, while calling for a proper investigation into what happened.

"Certainly, if there were to be a return to what happened at least year's Irreecha, you would expect that would lead to much wider unrest," HRW researcher Felix Horne told AFP news agency.

Oftaha Oromoo travelled from a district hours away to join the celebration but expects a more subdued event this weekend.

"Personally I am still angry, but we have to be patient and celebrate," he said. "This year, we want to remember the people who died."