Sunday, July 9, 2017

Ciyaartii dhaqanka ee Waalada ayaa dib uga soo noolaatay Soomaaliya (Halkan waa xeebta Liido)


Ciyaartii dhaqanka ee Waalada ayaa dib uga soo noolaatay Soomaaliya. Cayaaran ma aha miduu qof kastaa ciyaari karo, waa mid u baahan xisaab, maskax iyo taxaddar si aanu kaaga badiyin kan kula ciyaarayo. Waxaa la yiraahdaa sida badan waxaa ciiyaaro dhallinyarda Lo`leyda iyadoo aanan ka reebbanayn xoolaleyda kale.(Halkan waa xeebta Liido)

No comments:

Post a Comment