Monday, May 8, 2017

Dhallinaro Somali-Mareykan ah oo ku soo barbaartay xerada Dhadhaab ayaa baroordiiq u sameysay Marxuum Cabbaas Siraaji oo ahaa wasiirkii Hawlaha Guud iyo Guriyeynta oo lagu dilay Muqdishow


Dhallinaro Somali-Mareykan ah oo ku soo barbaartay xerada Dhadhaab ayaa baroordiiq u sameysay Marxuum Cabbaas Siraaji oo ahaa wasiirkii Hawlaha Guud iyo Guriyeynta oo lagu dilay Muqdishow. Dahallinyaradan oo ay isku meel ku soo barbaareen kuna soo wada waxbarteen ayaa muujiyay tiiraanyadooda iyo sida ay uga qarracmeen geeridaas naxdinta leh.

No comments:

Post a Comment