Sunday, May 14, 2017

5 ka mid ah burcadda jidgooyada ayay ciidamada xoogga dalka soo qabteen


5 ka mid ah burcadda jidgooyada ee dadka dhacda ayay ciidamada xoogga dalka soo qabteen iyaga iyo hubkooda. Tani waxay ka mid tahay ololaha lagula dagaallamayo burcadda jidka u gasha dadka safarka ah.

No comments:

Post a Comment