Wednesday, May 10, 2017

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii la socday oo wacdaro ka dhigay London


Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii la socday oo wacdaro ka dhigay London, waxayna muujiyeen midnimo iyo rajo cusub oo ah iney Soomaaliya dib u soo noolaato.

No comments:

Post a Comment