Friday, May 12, 2017

Welwelka Soomaalida qaxootiga Denmark oo meel xun maraya


800 oo Soomaalida qaxootiga ee ku nool dalka Denmark oo loo diyaarinaayo in lagu celiyo Soomaaliya. Haddaba bannanbax wayn oo ay ku miijinayaan welwelkooda iyo ineyan daw ahayn in xilligan Soomaaliya dib loogu celiyo, iyadoo ay muddo toban sano ah ay degganaayeen dalkaas xaqna u leeyihiin iney helaan sharciyo ay halkaas ku degganaadaan iyadoo la ilaalinayo xeerkii Geneve.

No comments:

Post a Comment