Monday, May 8, 2017

Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe): Shilalka iyo khaladaadka waxaa keenaya SHAKIGA.


Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) oo lagu wareystay barnaamijka Martida Mioroofanka ee VOA ayaa si fiican u qeexay sababaha keena in ilaalada masuuliinta ay galaan khaladaad, taasoo uu ku tilmaamay inuu asal u yahay SHAKIGA.

No comments:

Post a Comment