Monday, May 15, 2017

Madaxweynaha maamulka Ahlusunna oo magacaabay Taliyaal Cusub

Isniin, May, 15, 2017 (HOL)- Madaxweynaha maamulka Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabayo taliyaal cusub, isagoona dhinaca kale sameeyay xil ka qaadid.
Talisyadda uu magacaabay waxaa kamid ah, taliska ciidanka qeyta 21-aad, taliska ciidanka Birmad-ka iyo taliska ciidanka Madaxtooyadda DGGD.
Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa ceyriyay taliyaal ciidan.
Halkaan ka aqriso magacaabista taliyaasha 
Hiiraan Online,
Hassan Istiila
Hassanistiila@hiiraan.com
Mogadishu,Somalia

No comments:

Post a Comment