Saturday, May 13, 2017

Mudane Khayre oo ka codsaday Midowga Yurub sidii loo qalabayn lahaa ciidamada badda Soomaaliya si ay u ilaaliyaan baddeenna


Mudane Khayre Raiisul wasaaraha Soomaaliya ayaa wuxuu ka codsaday Midowga Yurub sidii loo qalabayn lahaa ciidamada badda Soomaaliya si ay uga ilaaliyaan baddeenna burcadbadeedda iyo kalluumaysiga sharcidarrada ah. Raiisulwasaaraha ayaa booqday markab ka mid ah maraakiibta EU da oo ilaalisa baddeenna

No comments:

Post a Comment