Wednesday, May 3, 2017

DEG DEG: Wasiirkii Hawlaha Guud iyo Dhismaha Cabbaas Siraaji oo lagu dilay Muqdisho


Wasiirkii hawlaha guud iyo dhismaha Allaha u naxariistee Cabbaas Cabdullaahi Siraaji ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Muqdisho, wuxuuna ahaa wasiirka ugu dhallinta yar xukuumadda Khayre iyadoo ay da`diisu ahayd 31 jir. Allaha u naxariistee Cabbaas wuxuu xilkan hayay muddo hal bil ah oo keliya.

Geeridaas waxaa ka tacsiyeeyay Raiisul wasaaraha Mudane Xasan Cali Khayre.

No comments:

Post a Comment