Thursday, October 26, 2017

RUNTU WAA TAAS


Intii ay Soomaali shireysay waa markii ugu horreysay ee war xaqiiqda ku fadhiya la soo geliyay warbaahinta. Haddii aan lays indhatirayn oo aan been laysu sheegayn oo aan xeeb lagu warwareegayn warku runtiisu waa sidaas uu sheegay Mudane Cabdirashiid Maxamed Xersi wasiirka kalluumeysiga Puntland, haddii aan la abbaarin sidaasna, ogow weli been baa laysu sheegayaa oo LUGU BADAN BAA LAABAN. (Muuqaalkan waxaan ka soo qaatay Mukhtaar Suudaani)

No comments:

Post a Comment