Wednesday, May 3, 2017

Wasiir dhallinyaro ah oo qiimo badan baa ummadda Soomaaliyeed ka baxay


Wasiir dhallinyaro ah oo qiimo badan baa ummadda Soomaaliyeed ka baxay, markaad daawatid muuqaalkan iyo xigmadaha wasiirkii Hawalaha Guud iyo Guriyeynta Allaha u naxariistee Cabbas Sh, Siraaji ayaad qiri doontaa kumaa ahaa ninkan dhallinyarada ah.

No comments:

Post a Comment