Saturday, March 4, 2017

Madaxweynihii hore Xasan oo loo dhaariyay inuu noqodo xubin baarlmaan


Mudane Xasane Sheekh Maxamuud Madaxweynihii xilka lagala wareegay ayaa waxaa loo dhaariyay xilka xildhibaannimada barlmaanka isagoo noqon doona xildhibaan ilaa noloshiisa ka tirsan baarlamaanka sida uu qabo dastuurka dalka, markii uu madaxweynuhu dhamaysto xilkiisa afarta sano inuu ka mid noqdo baarlmaanka.

No comments:

Post a Comment