Thursday, March 2, 2017

Bannaanbax looga soo horjeedo heshiiska Imaaraadka iyo Somaliland ee dek...



Jaalliyadda Somaliland ee UK ayaa maanta London ka sameysay dibadbax ay uga soo horjeedaan heshiiska Somaliland ay ku oggolaatay in Imaaraadku uu saldhig military ka sameysto dekedda Berbera. Weriyaha VOA ee London Ridwan Haji ayaa muuqaalka duubay.

No comments:

Post a Comment