Monday, March 6, 2017

Nin dumarka wejiga ka dhaawaca oo aan weli la qaban


Xaafadda SIISII ee degmada Kaaraan ayaa waxaa laga cabanayaa nin aanan la garanayn, lana tilmaami  kari waayay oo  dumarka yar iyo waynba wejiga ka dhaawaca. Dadkii  ninkaas uu waxyeellada u geystay baa tilmaami kari waayay sida uu eg yahay. Halkan ka daawo dadkii uu waxyeelay oo ka sheekeynaya.

No comments:

Post a Comment