Sunday, February 5, 2017

KA DAAWO HALKAN: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo hadal tilmaan iyo waano ahba u jeedeiyay maanta baarlamaanka

                          
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo hadal tilmaan iyo waano ahba u jeedeiyay maanta baarlamaanka. Murrashixiin kala ah: Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarka, Maxamuud M. Culusow, Maxamed Axmed Jabarti, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa iyaguna madashii maanta ee baarlamaanka ka hor akhriyay barnaamijkooda siyaasadeed haddii la doorto 5/2/2017

No comments:

Post a Comment